AKHRISO:- Maamul Cusub oo loo magacaabay degmada Bardaale ee gobolka Baay

0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,maamulka KGS Cabdullahi xaaji xasan Ayaa Maamul Cusub oo Kumeel Gaar ah u Magacaabay Degmada Berdaale ee Gobolka Bay.