DAAWO:- Cawad Cabdiraxmaan: “Puntland isbaddal dastuuri ah ayaa ka dhacay

0

Aqoonyahan Cawad Cabdiraxmaan oo u warramay Daljir ayaa sheegay in “Puntland isbaddal dastuuri ah ka dhacay, mana aha Puntland shalay, macquulna ma aha in xilligan Puntland doorasho ka dhacdo. Puntland gunka ayey ka kala furantay, marka waxay u baahantahay in dib loo unko.”