AKHRISO:- As oo maanta degaanka Daaru-nimca weerar kusoo qaaday

0

VDagaal ayaa manata ka dhacay degaanka Daaru-nimca ee degmada Ruun-nirgood oo ay ku sugnaayeen ciidnada Macawiisley iyo kuwa dollwladda.

dagaal khasare geystay kadib ayaa ciidanki macawiisley iyo kuwi dowladda isaga baxeen inkastoo ay gelinki danbe ee maanta dib ugu laabteen.

As Shabaab ayaa mararka qaar weeraro kusoo qaada tuulooyinka qaar ee aan dowladdu xoog badan ku lahayn.