AKHRISO:- Dagaal u dhexeeya Alshabaab iyo ciidanka Jubaland oo ka dhacay duleedka Kismaayo

0

Dagaal u dhexeeya Alshabaab iyo ciidanka Jubaland ayaa ka dhacay degaanka Buulo Xaaji ee hoos taga magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose.

dagaalkan ayaa yimid kadib markii ay ciidamada Jubaland weerareen degaankaas oo fariisin u ah Alshabaab, lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalka.