AKHRISO:- Hay’adaha Amniga oo Hawgal ka sameeyay Magaalada Muqdisho

0

Taliska Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa Faah Faahin kaa bixiyay Hawgalo saacadigii la soo dhaafay Ciidanka Booliska ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho iyo na waaxyigeeda

Qoraal la soo dhigay barta face buugga ee Taliska qaybta Guud ee boliskaa gobolka banaadir oo looga haadlayay Hawgalada ciidaamada Amniga aay sameeyeen aya u qornaa sidaan:

Waxaa si joogto ah Ciidanka Amaanka ka wadaan Howlgalo lagu xaqiijinayo Amniga iyo Xasilooda Dadweynaha ku dhaqan Caasimada iyo Nawaaxigeeda.

Guulaha laga gaaray howlgaladaan ayaan Ummadda la wadaagi doonaa, waxaan u mahadcelinaynaa Maamulka iyo Shacabka qeybta Ka ah sugida amniga.