AKHRISO:- Madaxweynaha Hiirshabeele oo xilki ka qaaday Guddoomiyihii gobalka Hiraan Cali Jeyte

0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan, Isagoo Xilkaas u Magacaabay Mudane Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufurow)