AKHRISO:- Dhaq dhaqaaq Ciidan iyo huginka hubka culus ayaa ka bilowday Aagaga Dagaalka ee Laascaanood.

0

Wararku waxa ay intaasi ku darayaan in ciidanka is hor fashiya saacadii u danbeysay isu diyaar garoobeen islamarkaana isla eeganayaan Madaafiicda Goobta.

Dhaq dhaqaaqyada socda waxa ay muujinayaan rabitaanka in ay dib uga baxaan goobihii ay ku sugnaayeen ciidanka Maamulka Muuse Biixi.