AKHRISO:- Sheekh Caan ah oo lagu dilay Magaalada laas-Caanood

0

Waxaa maanta magaalada Laas-caanood lagu dilay AUN Sheekh Bidde Faarax Caalin oo ka mid ahaa culimada magaalada.

Banaanbaxyada ka docda magaalada Laas-caanood iyo rasaastacay u adeegsanayaan ciidamada Soomaaliland ayaa sababay in dad badan ku dhinteen kuwa kale ku dhaawacmeen.

Wararka laga helayo Magaalada laas-Caanood ayaa sheegaya in weli rabshado dagaalo iyo rabshado u dhaxeeyo Ciidamada Somaliland iyo Dadka Shacabka ay halkaasi ka socdaan.