AKHRISO:- Madaxweynaha Jubbaland oo magacabay taliyaha Guud ee Ciidanka daraawishta

0

Madaxweyne H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa S/Guuto Ismaaciil Saxardiid Keydsane u Magacaabay Taliyaha guud ee Ciidamada Darawiishta Jubaland.