AKHRISO:- Madaxweynaha DDS oo qaabilay Madaxweyne laftagareen

0

Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida , Mustafe Cumar ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay madaxweynaha Dawlad-gobolleedka Koonfurgalbeed , Cabdicasiis Laftagareen oo booqasho ku jooga Itoobiya.

Kullanka ayaa la sheegay in diiradda lagu saaray iskaashiga amniga ee labada dhinac , ka dib weerarradii Al-Shabaab oo dhinaca Itoobiya uga tallaabay xadka gobolka Bakool.