AKHRISO:- Guddiga dabagalka iyo Xaqiiqa raadinta xisaab xirkii Afartii sano ee lasoo dhaafay oo la magacaabay

0

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddiga dabagalka iyo Xaqiiqa raadinta xisaab xirkii 4-tii sano ee u dambeysay ee Miisaaniyadda.

Sanadyada ay guddiyaan soo baari doonaan waa sanadkii 2018, 2019, 2020, 2021.

Guddigaan ayaa ka kooban 7 xubnood oo shan ka mid yihiin Xildhibaano iyo Labo Senatar

1. Xildhibaan Saciid Maxamed Cali
2. Xildhiban C/raxmaan Beenebeene
3. Xildhiban C/raxmaan Cadde Cabdow
4. Xildhibaan Enjineer Saadaq
5. Xildhibaan C/qafaar Xaange
6. Sen Saciid Cawke
7. Sen C/xakiin Maalin