AKHRISO:- Shuruudaha laga rabo Musharraxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo la shaaciyey

0

Habraaca iyo Shuruudaha laga rabo Murashaxiinta xilka Madaxwaynaha JFS ayaa goordhow waxaa soo bandhigay guddiga isku dhafka ah ee qaban qaabada qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.