AKHRISO:- Sheekh Shariif oo sheegay inay dhex-dhexaadinayaan RW Rooble & laftagareen

0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay khilaafka la xiriira doorashada ee xilligaan u dhaxeeyay Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen).

Qoraal kasoo baxay sheekh Shariif ayaa lagu sheegay in uu aad uga walaacsan yahay kala aragti duwanaanta Rooble iyo laftagareen taas oo khalqal gelisay arrimaha doorashooyinka socda.