AKHRISO:- Xildhibaankii ugu horreeyey oo qaatay Shihaadada Xildhibaanimo

0

Xildhibaan Mohamed Ali Omar (Caana-nuug) ayaa noqday Xildhibaankii ugu horreeyey ee qaata shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa laga doortay Magaalada Kismaayo, waxaana uu ka mid yahay musharaxiinta u taagan xilka Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Shacabka.

Xildhibaanku waxa uu ku soo baxay kursiga; HoP#108.