AKHRISO:- Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay Nin katirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay

0

Xassan Cabdi Muxumed (Guuleed) oo kamid ahaa Ururka Al Shabaab una qaabilsanaa Qeybta Dacwadda ayaa Isku soodhibay Ciidamada Booliska Degmada Garbahaarrey e Gobolka Gedo.

Xassan Cabdi Muxumed (Guuleed) ayaa sababta uu uga soo baxay Al-Shaaab ku sheegay in ay dhibaato ku hayaan Shacabka Soomaliyeed, isla markaana uu diyaar u yahay la Shaqeynta Dowladda Soomaaliya.

Saraakiisha Ciidamada degmada Garbahaareey ee Gobolka edo ayaa dhankooda uga mahad celiyay Xassan Cabdi Muxumed (Guuleed) isku soo dhiibitaanka, iyagaa oo ugu baaqay inay isku soo dhiibaan kuwa weli la shaqeeynaya Al-Shabaab.

Sidoo kale waxaa ay sheeeen inay soo dhaweeynayaan ci kasta oo isku soo dhiibeysa, sidoo kalena ay kordhinayaan howlgallada a dhnka ah Al-Shabaab maadaama degmada Garbaahaareey lau qabanayo doorashada 16 kursi