AKHRISO:- Guddiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay qabashada doorashada Lix kursi

0

Guddiga Maamulka Doorashada Heer D/G Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS ee hoos ku xusan.