AKHRISO:- Guddiga Doorashada Galmudug Oo Shaaciyay Xubnaha Soo Xulaya Ergada 4 Kursi Oo Lagu Dooranayo Dhuusamareeb

0

Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay guddiga soo xulista ergada afar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaasoo isugu jira Nabadoonada iyo Ururada Bulshada Rayidka.

Afartan kursi ayaa waxaa hore ugu fadhiyay oo tirsagooduna uu yahay sidan;

HOP248 Maxamed Axmed Abtidoon
HOP064 Sahro Cumar Maalin
HOP089 Cabdi Shire Jaamac
HOP096 Cabdicasiis Cilmi Cali

Halkan hoose ka aqriso magacyada nabadoonada iyo xubnaha ururada bulshada ee soo xulaya ergada;