AKHRISO:- Axmed Madoobe oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.

0

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.

Kulanka ayaa lagaga hadlay arimaha doorashooyinka iyo sidii qaramada Midoobay ay u tageeri lahayd dadaalada socda.