SAWIRO:- Madaxweynaha Galmudug oo dhuusamareeb dib ugu laabtay

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhusamareeb ee Caasimadda Dowladda Galmudug kadib booqasho kooban oo uu maalmihii lasoo dhaafay ku joogay magaalada Baydhabo ee xarunta Dowladda Koofur Galbeed.