SAWIRO:- Madaxweyne Deni oo tagay gobalka Sool

0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Wadada isku xirta Garoowe iyo Laascaanood, oo uu ku socdo dayactir.

Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta Dowladda ee shaqadan gacanta ku haya iyo Injineerada Shirkadda dhisaysa, oo uu maanta kula kulmay deegaanka Buura-wadal oo hadda dayactirka Wadadu marayso.