AKHRISO:- Midowga Musharaxiinta oo sheegay in aysan aqbali doonin doorashada la boobay ee golaha Shacabka

0

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay aysan aqbali doonin doorashoouinka deegaanada qaar ee lagu bolaabay boob qaawan oo la isu awood sheegtay, laguna tuntay habraacyadii doorashada, taasoo halis gelineysa xasiloonida dalka iyo jiritaanka dowladnimada.

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa sidoo kale in ay tahay wax laga xumaado in aan xaq aheyn loo waddo doorashada oo la sameynaayo boob aan loo meeldayin.

Midowga Musharaxiinta ayaa maalmahan leh shirar dhexdooda, sidoo kale ay kulan la yeelanayaan Ra’iisul Wasaare Rooble iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Beesha Caalamka.