AKHRISO:- Guddiga Doorashada Heer Federal Oo Hakiyay Doorashada Kursiga HoP103)

0

Qoraal ka soo baxay guddiga doorashooyinka Heer Federal aya lagu hakiyay kadib cabasho habraaca loo maray kursiga tirsigiisu kor ku xusan yahay 103.

Kursigan oo deegaan doorashadiisu yahay magaalada Baydhabo ayaa waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Cismaan Jawaari.

Hase yeeshee Jawaari ayaa sheegay in loo diiday inuu u tartamo kursigaas. Waa markii ugu horeysay ee uu guddiga doorashooyinka tallaabo ka qaado cabasho laga keeno kuraasta loo tartamayo.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka lagu hakiyay kursiga 103.

Ku: Guddiga Doorashooyinka (SEIT) Koonfur Galbeed
Og: Guddiga Xalinta Khilaafaadka
Og: Madaxda Maamul Goboleedyada
Og: Raysalwasaaraha – JFS