QM oo cambaareysay la wareegida Xuutiyiinta ee Safaarada Mareykanka uu ku leeyahay Sanca.

0

Golaha amaanka QM ayaa khamiistii si kulul u cambaareeyay koox maleeshiyo ah oo ka tirsan xuutiyiinta oo si xoog ah ku galay Safaarada mareykanka ay kuleedahay magaalada Sancaa ee Caasimadda Yemen.

10kii November e Bishaan warbaahinta Yemen ayaa soo tebisay in xuutiyiinta ay si xoog ah ku galeen Safaarada oo kutaala Xaafada Sacwaan halkaasi oo ay ku xir xireen tobonayeen shaqaale oo ka howlgalaayay Safaarada.

Kooxdaasi ayaan wali kahadal la wareegidoodi safaarada Mareykanka.