AKHRISO:- Cumar Faraweyne oo loo magacaabay Gudoomiyaha Kismaayo

0

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa Cumar Cabdullahi Maxamed u magacaabay Gudoomiyaha Degmada Kismaayo iyo duqa Magaalada.

Cumar Faraweyn ayaa horay usoo noqday Gudoomiyaha gobolka Nugaal iyo taliyaha ciidanka ilaalada Madaxtooyadda Puntland.

Madaxweynaha ayaa xilka ka qaaday gudoomiyihii Kismaayo timo jilic oo muddo dheer xilkaasi hayay.