SAWIRO:- Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Guriceel

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta soo gaaray Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud.

Maamulka Degmada, xubno ka tirsan labada gole ee DGM iyo masuuliyiin kale ayaa kusoo dhaweeyay duleedka magaalada Gurceel.