AKHRISO:- RW Rooble oo u jawaabay Madaxweyne Farmaajo

0

Raiisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa war kasoo kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo uu Madaxweyne u saaray Guddi baaris .

Ra’iisul Wasaaraha XFS waxa uu ka digay isku day kasta oo lagu marin habaabinayo Kiiska Ikraan Tahliil.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaruhu wax uu faray Taliyayaasha Ciidamada Qalabka Sida in ay ka fogaadaan talaabo kasta oo wax u dhimi karta sumcadda ciidamada, dhaawicina karta kalsooni shacabka Soomaaliyeed .