DHAGEYSO:-La taliyaha Farmaajo oo laga celiyay garoonka diyaaradaha Kismaayo

0

La Taliyaha Madaxweyne Farmaajo, Cabdi Cali Raagge oo ah ayaa  laga celiyay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, kaddib markii uu diyaarad ka soo raacay Muqdisho.

Cabdi Cali Raage oo horay u soo noqday La Taliye Sare Madaxweynaha Jubbaland ayaa la sheegaa inuu ka mid ahaa xubnihii udub dhexaadka u ahaa khilaafkii Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Jubbaland.