Ruushka oo isku dayaysa inay dib usoo nooleyso heshiiskii Nukliyeerka ee Iran

0

Magaalada Veyena ee caasimadda Austaria waxaa ka socda wada hadalo u dhaxeeya Mareykanka iyo Ruushka kaa oo lagu doonayo in lagusoo nooleeyo wada hadalada heshiiskii dowladda Iran iyo dowladdaha 5+1 ee la saxiixay 2015.

Heshiiskaasi horey waxaa uga baxay madaxweynihii hore Mareykanka Donald Trump oo cuniqabateen horleh saaray dalka Iran.

Maamulka Joi Biden ayaa qorsheenayaa in siyaasadii Trump ee Iran dib u eegis lagu sameeyo.