Imaaraadka Carabta oo gargaar u soo diraysa Soomaaliya

0

Dowladda Imaaratka Carabta ayaa 4Diyaaradood oo Gargaar Raashiin sida usoo direysa Somalia, Todobaadkaan ayaa laga yabaa laba Diyaarad kamid ah ay soo gaaran Muqdisho kuwaa oo Raashiin sida waxaana loooso marsiiyay Hay’adda Laanqeerta Cas ee Imaaratka Carabta.

Inta aan la gaarin bisha Ramadan waxaa labada kale ee Diyaaradaha Raashiinka ay wadeen laga qeybin doonaa degaanada Jubaland, Puntland iyo Somaliland.

QM ayaa sheegtay in 2.7M oo Qof ay Soomaali ku gaajoonayaan