DHAGEYSO:-Wasiir Dubbe oo sheegay in aan la kala diri doonin hay’adaha dowladda

0

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa sheegtay in aan la kala diri karin hay’adaha dowladda ee uu dhamaaday muddo xileedkooda.

Wasiir Dubbe sheegay in dad ay adeegsanayaan shisheeye dalbanayaan in la kala diro xukumadda iyo baarlamaanka, isla  markaasna aan la aqbali karin arrin kaasi.