Wafdi ka socda DFS oo ku wajahan xarunta Maxkamada ICJ

0

Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee The HAGUE ayaa maanta bilaabeeysa dhageysiga dacwada muranka dhanka bada ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Ken

Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa ay ka ambabaxaan magaalada Muqdisho kuwaas oo ka qeyb galaya dhageysiga dacwada badda

Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya Ra”iisal wasaare Kuxigeenka xukuumada Soomaaliya Mahdi Guuleed Khadar waxaana ku wehliya xubno kale oo katirsan Gollaha Wasiirada xukuumada xilgaarsiinta iyo xeer ilaaliyaha guud ee qaranka

Fadhiga Dacwadda ayaa ka qabsoomaya Hoolka The Peace Palace ee Hague waxaana ka qayb galaya xubno ka tirsan Garsoorayaasha Maxkamadda,

Halka inta kalana ay Video uga qayb galayaan.Wakiiladda dhinacyadda Dacwadda u dhaxayso ee Soomaaliya iyo kenya