DHAGEYSO:-Duqa Muqdisho Oo War Kasoo Saaray Go’aanka Uu Farmaajo Uu Ku Saxiixay 13-Ka Senator

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa soo dhoweeyey go’aanka Taariikhiga ah ee uu Madaxweynaha Soomaaliya Mdane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku saxiixay in Gobolka Banaadir Matalaad ku yeesho Aqalka sare iyadoona ay heli doonto Banaadir 13 xubnood.