Madaxweynaha Koofurgalbeed oo magacaabay guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed

0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa magacaabay guddiga doorashooyinka heer Dowlad-goboleed ee Koofur Galbeed Soomaaliya.

Guddigan ayaa maamuli doona doorashada xildhibaanadda Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee deegaan doorashadooda tahay Koofur Galbeed.

Halkan hoose ka aqriso qoraal ka soo baxay xafiiska Madaxweyne Laftagareen;