DAAWO:-Taliska Booliska Gobalka Bari Oo Shaciyay In Gacanta Lagu Dhigay Rag Dil Iyo Kufsi u gaystay Babadh Yar

0
Taliska Booliska Gobalka Bari Ayaa Cawa Shaciyay In Gacanta Lagu Dhigay Labo Dambilayaal qiraal la ah Dilka Gabar Yar oo lagu magacaabo Marxumad Naciimo Cabdi Maxamed 24-10 laga helay medkeeda duleedka Bosaaso.
Baritaano socday muddo oo ay ka qeyb qateen ciidamada booliska gobalka bari iyo lamaha kala duwan ee danbi barista ayay u soorta gashay in ay gacanta ku soo dhigaan ragii ka danbeeyay falkaan lagula kacay gabadhaan kuwaas oo ku dhuumalesanayay Bariga Magalada Bosaaso Kadibna qirtay in ay dilka iyo kufsi ugeesteen Marxuumada.
Hoos ka daawo muuqaalka