Akhriso:-Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Guddi Magacaabay

0

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay Guddi soo diyaarin doona Xildhibaanada laga soo doono Gobolada Waqooyi, waxaana si gaar ah ula socon doonaan  hannaanka doorashada soo aaddan ee Goboladaasi.

Guddiga ayaa ka kooban 7 xubnood, waxaana ay soo diyaarinayaan hannaan lagu soo dooranayo Xildhibaanada ka imaada Gobolada Waqooyi.