Dawladda oo faahfahin ka bixisay Qarax Muqdisho ka dhacay

0

War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda FS ayaa lagu sheegay in maleeshiyada Al-shabaab ay galabta qarax la beegsatay dad shacab ah oo ku nasanayey maqaayad ku taal agagaarka taallada Xaawa-taako ee magaalada Muqdisho.