TACSI:- Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Anfac Maxamuud Xaaji Aden.

0

Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa caawa ku geeriyootay magaalada Nairobi ee dalka Kenya Allaha u Naxariistee Marxuumad Anfac Maxamuud Xaaji Aden

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Anfac Maxamuud Xaaji Aden, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa Maxamuud Xaaji Aden iyo Faadumo Cabdinuur Sheekh Cabduulaahi Feerayare, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu dhamaan samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Anfac Maxamuud Xaaji Aden, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu Marxuumad Anfac Maxamuud Xaaji Aden Janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa sidoo kale dhambaal tacisiyadeed oo gaar ah diraya:

Reer Cabdikariin Muuse Cilmi iyo Reer Sheekh Cabdullaahi Feerayare.