SAWIRRO:- Ciidamadda Danab oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaano

0

Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa Al-shabaab ka saaray Deegaano ka tirsan Gobolka Jubadda Hoose, Kadib howlgal qorsheysan oo ciidanka kumandooska  danab ay ka sameeyeen deegaano hoos yimaado degmada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose.

Uruka 5 aad Ee Guutada 16 Aad ee Kumandooska Danab Ayaa Howlgalkan  Kafuliyay  Tuloyinka  kala ah Janacabdale_Helishid_Mayonde_Hadndarafe_Garascebe Iyadoo lagu baacsaneyey  alshabaab isla markaana  isaga cararay Tulooyinka

Hawlgalkan ayaa qayb ka ah guud ahaan hawlgalada ka socda dalka ee lagu tirtirayo kooxaha nabadiid alshabaab ee cadaystay dhibataynta shacabka somaliyeed een waxba galabsan