XOG: Yaa baajiyay shirkii golaha wasiirada Soomaaliya ee galabta?.

0

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sababta loo baajiyay shirkii golaha wasiirada ee Soomaaliya, wararka qaar ee aan helnay ayaa sheegaya in Khilaaf uu soo kala dhex galay Ra’isal Wasaaraha iyo ku xigeenkiisa loo baajiyay.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: