XOG: Xildhibaanadii ku buuqay madaxweyne Farmaajo oo xasaanada laga qaadayo

0

Guddoonka labada golle ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheynaya iney talaabo sharciga waafaqsan ka qaadaan xildhibaanadii foodada iyo buuqa ka dhaliyay xarunta baarlamaanka xilli uu khudbeynaayay madaxweyne Farmaajo.

HOOS KA DAAWO: