Fiqi oo wajahaya halis amni iyo Maleeshiyaad diidan hub ka dhigis

0

Wasiirka amniga maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa wada abaabul xoogan oo degaanada Galmudug loogu saarayo maleeshiyo beeleedka ku xoogan halkaas.

Wasiirka ayaa wada howlgalo hubka looga dhigayo maleeshiyaadka hubeysan ee mudo ku xooganaa degaanada Galmudug.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: