DHAGEYSO:- Dowladda Hoose Garoowe oo mashaaric cusub bilowday

0

Wadada Laamiga ‘ah Ee Dhexmarta magaalada Caasimada Garoowe ayaa lagu bilaabay dhisme lagu tayac tirayo,waxaana lagu dhisayaa dhaqaale laga ururiyey shacabka ku dhaqan garoowe ,sida uu sheegay Xogeeyaha Dawlada Hoose ee Degmada Garoowe Maxamuud Cali Xasan.