AKHRISO:- KISMAAYO: Muranka dhinaca dhulka ah oo laga shiray

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulan lagaga hadlayay dardar galinta howlaha sharciyaynta Dhulka iyo fududaynta shatiyada Ganacsiga.

Wasaarada Arimaha gudaha Maamulka Gobolka iyo Degmada Kismaayo Hay’ada Dhulka Jubbaland iyo Masuuliyiin kala duwan ayaa kulankan ka qaybgalay.