XOG Cusub: Shariif Xasan Sh/Aadan Oo Kashifay Sir Uqarsooneyd Doorashada 2021+Vedio

0

Waxaa Maalmaha Soo Socda Dalka Kusoo Wajahan Gudoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka Soomaaliya, Marna soo noqday Madaxweynihii hore Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Waxa Shariif Xasan uu ku dhawaaqi doonaa Qorshihiisa Murashaxnimada Madaxweynaha Soomaaliya sida dad ololihiisa ku jira ay inoo sheegeen.

Riix halkaan oo ka daawo vedio warbixintaan :