DAAWO:-Somaliland oo Qofkii 22aad Ugeeriyooday Karoona & Tirada Kiisaska

0

Cudarka dilaaga ee Coronavirus ayaa Dhibaato badan ku haya deegaanada soomaliland waxaana korortay dadka u dhimanaya iyo kuwa usoo ridanaayo Fayriska Covid19.