DHAGEYSO:-Faah Faahino Ka Soo Baxaya Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho

0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka aroortii hore ka dhacay duleedka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Hoos ka dhageyso codka gudoomiyaha deegaanka xaawa Cabdi oo warbaahinta la hadlay