AKHRISO:- Dadka u dhintay Covid 19 oo gaaray 73 qof

0

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

30 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 88
> Galmudug: 47
> Somaliland: 29
> Benadir: 10
> Puntland: 2

> Lab: 71
> Dhedig: 17
> Bogsasho: 17
> Dhimasho: 1
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 1,916
> Bogsashada Guud: 327
> Dhimashada Guud: 73