Toos u Daawo:Qaraxii Muqdisho & Sarkaal Nabad sugid ah oo lagu dilay+ Xog cusub oo laga helay

0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax saakay ka dhacay dhabarka dambe ee Barxadda Iskaashatada Gaadiidka ee Degmada Xamar Weyne, islamarkaana u dhow madaxtooyada soomaaliya.

Inta la xaqiijiyay laba qof ayaa ku geeriyootay, halka hal qof oo kalana uu ku dhaawacmay  qaraxii Saaka ka dhacay magaalada muqdisho, sida ay goobjoogayaal sheegeen.

Halkaan ka Daawo muqaalka qaraxa iyo khasaaraha uu geystay: