Akhriso:- Madaxweyne Waare Oo Magacaabis Sameeyay

0

Madaxweynaha Dowladda HirShabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddiga Wasaaradaha ee Mashaariicda Xalalka Waara, oo u xilsaaran isku dubaridka iyo mashaariicda xalalka waara.

Guddigaan oo ka kooban 9-xubnod loo xilsaaray mashaariicda io xalalka waara si dhammaan deegaanada mamaulka Hirshabelle ay qiimeyn ugu sameeyaan isla markaana ay soo sheegaan deegaanada u baahan in mashaariic laga hirgeliyo.