Xog culus:Dowlada Soomaaliya oo aduun lacageed ku bixineyso khilaafka maamulka Puntland+DaawoVedio….

0

Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Badweyn Online ayaa sheegaya in dowladda federaalka Soomaaliya ay lacag badan ku bixineyso khilaafka iyo bur-burinta maamulka Puntland.

Dhowaan ayaa Madaxweyne Puntland Saciid Cabdullaahi Deni waxa uu sheegay in dowladda federaalka ah ay dhibaato iyo faro-gelin ku hayso arrimaha Puntland, waxaana dhaliishiisa ay gaartay heer uu si dadban ugu eedeeyo qaraxyo ka dhacay Puntland.

HALKAAN KA DAAWO VEDIO: